Faahfaahin: Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihin Jubada hoose oo la weeraray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo uu ka dhashay khasaaro kala duwan. Goob-joogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu yimid, kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar culus ku qaadeyn saldhig ciidamo Kenyan ah ku leeyihiin deegaanka Taabta ee Gobolka … Continue reading Faahfaahin: Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihin Jubada hoose oo la weeraray